Idris elmi

Maanta dunidu waa muuqaal. Magacaygu waa Idris, waxaanan tafatiraa (edit) muuqaallada gaagaaban ee Reels-ka iyo xayeysiisyada. Waxaan isku xiraa codka iyo sawirka si aan u abuuro dareen saameyn leh. Khibradayda waxaan u isticmaalaa inaan ganacsigaaga ka dhigo mid casri ah oo la jaanqaadaya isbeddelka Tik-tok iyo Facebook.

What clients say

See all testimonials