Abdullahi Abdulkadir

Magacaygu waa Abdullahi, waxaan ahay maareeyaha baraha bulshada. Shaqadaydu ma ahan kaliya inaan sawirro soo dhigo, laakiin waxaan dejiyaa 'Map-ka' ama qorshaha uu ganacsigu ku guulaysan karo. Subax walba waxaan ku bilaabaa inaan eego natiijooyinka (Insights) si aan u ogaado waxa ay macaamiisheenna jecelyihiin. Waayo-aragnimadayda ugu weyn waa inaan fahmo isbeddelka Facebook maalin walba si aan ganacsiga macaamiishayda uga dhigo midka ugu horreeya.

What clients say

See all testimonials