Facebook Management
We pride ourselves on delivering compelling, digital marketing solutions. Our winning solutions and experiences help many of our clients interact and engage with their customers in the best possible way.
Basic
25% 6 months Discount
40$ Monthly
240$ 180$ 6 months
ku haboon Shirkadaha iyo ganacsiyada cusub.
Dib u eegista iyo dayactirka facebook page-kaga, waxaana lagaaga dhigayaa mid gaari kara bulsho badan. hadii aadan horay ulahayn waa laguu samayn.
waxaa laguu samayn qoraalo iyo sawir la jaanqaadaya ganacsigaga isbuucii 2 jeer.
Simple images and articles made for your brand.
See how your page is growing each month.
everyday we can reach new customers.
Standard
25% 6 months Discount
80$ Monthly
480$ 360$ 6 months
ku haboon Shirkadaha iyo ganacsiyada yaryar ee koraya
Full handling of posts, updates, and page activity.
Consistent content to build trust and engagement.
High-quality graphics and engaging captions.
Create and launch ads to reach new customers.
Fast responses to keep your audience engaged.
Clear insights to improve results.
we can change vistitors into followers.
Consistent visitor will be tommorow follower.
everytime we are here to support you.
Enterprise
25% 6 months Discount
120$ Monthly
720$ 540$ 6 months
shirkadaha iyo ganacsiyada u baahan koritaan dagdag ah iyo macaamiil wax ka iibsata si joogta ahna ugu xiran.
End-to-end control of your Facebook presence.
Daily Posts engage visitors to be customer.
Premium visuals, videos, and strong copy.
Ongoing ad improvements for better results.
Reach people most likely to buy from you.
Easy-to-understand growth and sales tracking.
Follower is the real asset in the online presence.
Reach people most likely to buy from you.
Fast help whenever you need it.
Uma baahnid inad maalin walba samayso strategy cusub kaliya kamid noqo bahda Alifle Online iyagaa kaaga filan facebook.
Waa maxay Facebook Management?
Facebook management ma ahan oo kaliya in sawir la soo dhigo. Waxay ka koobantahay:
Abuurista qoraallo (Content Creation) soo jiidasho leh oo af Soomaali ah.
Naqshadeynta sawirrada iyo muuqaallada (Graphics & Video).
Ka jawaabista fariimaha iyo faallooyinka (Engagement).
Samaynta xayeysiisyada lacagta ah (Facebook Ads) si ganacsigaagu dad badan u gaaro.
Â
Maxaan ugu baahannahay shirkad maamusha Facebook-ga, miyaanan anigu iska maamuli karin?
Hubaal waad awoodaa, laakiin maareynta xirfadleyda ah waxay kuu sahlaysaa:
Waqti badbaadin: Adiga oo xoogga saaraya howlaha kale ee ganacsigaaga.
Tayada: Waxaan isticmaalnaa naqshado casri ah oo kor u qaadaya sumcadda (Brand-ka) shirkaddaada.
Natiijada: Waxaan naqaan sida loo beegsado macaamiisha saxda ah ee raba Adeegaaga.
Â
Sidee ku ogaan karaa in boggeygu horumar samaynayo?
Bil walba waxaan kuu soo diraynaa Warbixin (Monthly Report) cad oo ku tusaysa:
Inta qof ee aragtay boggaaga (Reach).
Inta qof ee fariin soo dirtay ama wax iibsatay.
Qoraallada ugu saameynta badnaa.
Ma samaysaan xayeysiisyada lacagta ah (Sponsored Ads)?
Haa, waxaanu nahay khubaro ku takhasustay Meta Ads. Waxaan kuu samaynaynaa xayeysiis ku gaarsiiya dadka ku nool magaalada aad rabto (sida Muqdisho, Hargeysa, Garowe, iwm) iyo dadka xiisaynaya badeecadaada
Intee in le'eg ayay igu kacaysaa adeeggan?
Waxaan leenahay xirmooyin (Packages) kala duwan oo ku habboon ganacsiyada yaryar iyo kuwa waaweynba. Qiimuhu wuxuu ku xirantahay inta jeer ee la soo dhigayo qoraallada iyo haddii xayeysiis lacag ah lagu darayo.
fadlan kor booqo websitekeena ama anaga nalasoo xiriir si aad u hesho macluumaad dheeri ah.
Sideen ku bilaabi karaa?
Aad ayay u fududahay!
Waan wada sheekaysanaynaa si aan u fahanno hadafkaaga.
Waxaan kuu samaynaynaa qorshe (Strategy) u gaar ah ganacsigaaga.
Waan bilaabaynaa maamulka boggaaga isla marka aan heshiis gaarno.