KUSOO DHAWOOW ALIFLE ONLINE
Alifle Online waxay kuu maaraynasaa akonkaga Facebook anagoo kuu gaarsiinayna cida saxda ah ee u baahan adeegaga waxaanu kaa caawin samaynta akoon cusub, dayactirka iyo kor uqaadida akoon horay ujiray, samaynta posts joogto ah, qoraalo, sawiro iyo muuqaalo ku haboon ganacsigaaga, maamulida xayaysiinta, soo celinta akoonkaga la jabsaday ama lumay, caawinta macaaamiisha kugu xiran, iyo dhamaan adeeg walba oo aad uga baahan tahay shirkadda facebook. Alifle Online Waa saaxiibkaga 1aad ee kuu xalinaya wax walba oo aad uga baahan tahay facebook.