Adeeg hufan oo la hubo

Kooxdayadu waxay u samaysaa istiraatiijiyado nuxur oo waxtar leh shirkadaha hiigsiga fog leh. Waxaan leennahay taariikh guul oo la xaqiijiyay oo ku aaddan maamulida facebook-ga.

Social Media Marketing

Waxaan dhisnaa xiriirro ku salaysan hufnaan, adkaysi, kalsooni wadaag ah, iyo daacadnimo; kuwaas oo aan la leennahay shaqaalahayaga, macaamiishayada, iyo bahwadaagta kale ee ganacsiga.

Kooxdayada takhasuska leh waxay si joogto ah u soo saaraan natiijooyin heer sare ah, iyagoo isku daraya fikrado hal-abuur leh iyo khibradayada ballaaran. Waxaan kaa caawin karnaa inaad dhisatid xiriir waara oo macno leh oo aad la yeelatid macaamiishaada, annagoo u soo jidayna (brand-kaaga) anagoo adeegsanaya baraha bulshada.

Waxaan ka shaqeynaa qeybo kala duwan oo facebook management ah sida maamulida page-kaaga, postskaaga, macaamiishaada iyo xayaysiintaada.

5

Years in Marketing

143

Analytic Reports

76

Email Campaigns

96

Managed Pages

8

Team Members

41

First Positions
Community Manager
Sales / Account Executive
Copywriter / Qoraa
Ads Specialist
Video Editor
Data Analyst
Content Creator / Designer
Social Media Manager

89 Clients Served

25 Events Organized

43 Public Speeches

+1,200 Coffee Cups

O U R    V I S I O N

The most respected Internet marketing agency. We want to change the way businesses speak, listen and share online.

Passionate About Our Clients

Our digital marketing work speaks for itself. We deliver an outstanding service custom-tailored to each and every one of our clients — big or small.